|

Banaanbax Balaadhan Oo Looga Soo Horjeedo Filimkii Lagu Aflagaadeeyay Nabigeenii Suubanaa ‘SCW’ Oo Ka Dhacay Borama(Cadceed Tv).

Borama(Cadceed) – Banaanbax balaadhan oo silmiya ayaa ka dhacay magaalada Boorama ee xarunta gobalka Awdal,banaanbaxani oo ay isugu soobaxanee dadkani oo gadoodsani suuqyada magaalada Boorama iyada oo ay ku dhawaaqaayeen kalmado ay ku inkaarayaan ninkaasi, hadaba halkan ka daawo sida uu u dhacay.

Comments are closed