Home » September 30th, 2012 Entries posted on “September, 2012”

Daawo Video: Prof Axmed I Samatar Oo Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Kaga Hadlay Raysal Wasaaraha Cusub Ee La Filayo Iyo Arrimo Badan Oo Xiisa Leh

sam

Sep 30, 2012 Muqdisho(Cadceed) – Aqoonyahanka Weyn ee Soomaaliyeed Prof. Axmed I Samatar oo waraysi dhinacyo badan taabanaya siiyay Tv-ga caalamiga ah ee Somalichannel isaga oo ku sugan Hotelka uu ka degan yaha magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Daawasho Wacan

Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Masuul Ay Wasaaradiisu Geed Dheer Ku Soo Xidhay! By Faysal Maxamed

xaamud

Wasiir ku xegeenka Wasaarada Waxbarashada Somaliland Cali Xaamud Jibriil ayaa la odhan karaa waa masuulka kaliya ee ka tirsan xukuumada Siilanyo ee aan gebi ahaanba waxba kala socon wasaarada uu ka tirsan yahay. Wasaarada waxbarashada Somaliland oo ka mida ah wasaaradaha ugu shaqada badan uguna dhaqaalaha badan marka loo eego wasaaradaha kale, ayaa waxaa beryahan […]

Posted in Articles | Read More »

Wasiirka Waxbarashada Samsam Oo Ku Sifowday Shakhsiga Ugu Xun Uguna Cunsurisan Xukuumada Siilaanyo By Faysal Maxamed

Marwo-Samsam

“Wasiirka Waxbarashadu Ma Masuul Qaranbaa Mise Mid Qabiil” Shacabka Somaliland Waxaa isa soo taraya ficilada badheedhka ah ee ay ku talaabsatay wasiirka wasaarada waxbarashada Somaliland Samsam Cabdi Aadan tan iyo intii ay xilka qabatay. Waxaa jira waxyaabo badan oo ilaa imika ay dadku la yaaban yihiin oo ay caadaysatay Samsam, taasoo iyadu si aan gabasho […]

Posted in Articles | Read More »

Gudoomiyeyaasha Maxkamadaha Somaliland Oo Tababar Uga Furmay Magaalada Borama Iyo Ujeedada Ka Dambaysa(Cadceed Tv).

mqdefault

Sep 30,2012 Borama(Cadceed) – Waxaa maanta looga furay tababar ku sahabsan habka garsoorka iyo sida loogu dadaalayo cadaalad loogu adeego dadka si isku mida ayaa lagu qabtay magaalada Boorama ee xarunta gobalka Awdal hadaba halkan ka daawo tababarkani.

Posted in Cadceed TV,Somali News Update | Read More »

Waxa La Ogeysiinayaa Xubnaha Ka Soo Jeeda Beesha Maxamed Case (Samaroon) Ee Ku Nool America Iyo Canada In Shir Muhiim Ah Lagu Qaban Doono Magaalada Ottawa Ee Canada

rt

Ogeysiis: Waxa la ogeysiinayaa xubnaha ka soo jeeda BEESHA MAXAMAD CASE (BMC) ee ku nool America iyo Canada in shir muhiim ah lagu qaban doono magaalada Ottawa, Canada, bisha October 6-da,2012. Meesha lagu qabanayaana waxa weeyi: 70 Fieldrow Street Ottawa, ON K2G 2Y7 Fadlan faahfaahinta kala soo xidhiidh: • Idriss A. Elmi Mobile#: 613-697-3139 E-mail: […]

Posted in Articles | Read More »

Anagoo Kala Ah Dhamaan Dadka Magacyadoodu Hoos Ku Qoranyihiin Waxaan Tahniyad Iyo Bogaadin U Diraynaa Warsame Abdirahmaan Iyo Faduma Mohamed Omer Osman Oo Arooskoodu Ka Dhacay Magaalada Djibouti

tahniyad

waxaan tahniyad iyo bogaadin u diraynaa Warsame Abdirahmaan iyo Faduma Mohamed Omer Osman oo arooskoodu ka dhacay magaalada djibouti maanta oo ay taariikhdu tahay 30/09/2012. waxaanan illaahay uga baryaynaa inay isku waaraan ubad khayr qabana kala noqdaan…aaamiin 1) Mohamoud Cabdi Khaliif 2) Khadra Cabdi Khaliif iyo odaygeeda Dahir mohamed xaddi 3) Nagaad Cabdi Khaliif iyo […]

Posted in Articles | Read More »

Aqoonsiga Somaliland London Iyo Addiss Ababa Ma Yaalo Ee Waxa Uu Yaalaa Muqdisho ” Dr. Gaboose

gaboose

Sep 30, 2012 London(Cadceed) – Guddoomiyaha Urur-siyaasadeedka Ummada Dr. Maxamed Cabdi Gaboose, oo maalmahan socod ku jooga Dalka Ingiriiska ayaa sheegay in Aqoonsiga Somaliland baadi goobayso muddada labaatanka sanno dhaafay inuu yaalo Magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Somalia, isaga oo rajo fiican ka muujiyey wada hadalada Somaliland iyo Somalia u socdaa in ay ka soo […]

Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Isku Xidha Dhismaha Jidka Deegaanka Xeego, Weeraar Ilaa Borama Oo Dib Loo Bilaabay Iyo Suldaan Dhawal Oo Ka Warbixiyay(Cadceed Tv).

dhaw

Sep 30,2012 Borama(Cadceed) – Dhismaha jidka Xeego ee isku xidhi doona magaalooyinka Boorama, Xeego iyo xeebaha gobalada Awdal iyo Salal ayaa maanta dib loo bilaabay iyada oo ay masuuliyiinta gacanta ku hayaa ay ka warameen sobabihii dib u dhigay jidkaasi, sidoo kalena u mahadceliyay cidkasta oo gacan ka qaadatay halkan ka daawo.

Posted in Cadceed TV,Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Mugdi Kuma Jiro Lahaanshaha Deegaanka Bariga Lughaya Haddii Aanay Xeelad Kale Jirin

Writing-a-letter

Waxaan Marka hore aad u salaamayaa daadihiyayaasha Shabakada Cadceed. Anigu waxaan ahay oday ka soo jeeda gobolka sool oo ay da’diisu tahay 85jir, maalintii aan shan iyo labaatan jir ahaa oo ahayd sanadkii 1942kii ayaan ka mid noqday askartii ingiriiska waxaan dhamaantood ka soo wada shaqeeyey goboladii soomaalid ee uu ingiriisku gumaysan jiray oo deegaankan […]

Posted in Articles | Read More »

Xisaabiyihii Hore Ee Qaranka Oo Sheegay In Doorashada Deegaanku Ay Ka Xasaasisan Tahay Kuwii Hore, Kana Digay Khaladaadkii Maamul Ee Doorashadii Madaxtooyada Iyo Wax Isdaba Marin Dhacda

Ibrahim

Sept 30, 2012 Hargeysa (Cadceed) – Xisaabiyihii hore ee Qaranka Ibraahim Aadan Qaalib ayaa sheegay in doorashada golayaasha deegaanka ee dalka ka qabsoomi doonta 28 November 2012-ka ay ka duwan tahay doorashooyinkii hore dalka uga dhacay, isla markaana ay tahay masiirkii saddexda xisbi Qaran ee dalku ay ku soo baxayaan, waxaanu tilmaamay in doorashadani ay […]

Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »