|

Xafiiska Samafalka Madaxtooyada Somaliland Masuulka U Qaabilsan Gobalada Awdal Iyo Salal Oo Deeq Dhar Iyo Raashina U Qaybisay Dadka Naafada Da’ayarta Iyo Kuwa Tabaalaysan Ee Borama(Cadceed Tv).

Aug 15,2012 Borama(Cadceed) – Isuduwaha xafiiska samafalka madaxtooyada Somaliland ee gobalada Awdal iyo Salal marwo Ayaan Cali Cumar ayaa maanta deeqo raashin iyo dhar isugu jira u qaybisay dadka baahan,Naafda da’ayarta,dadka jilicdasan iyo kuwa dhimirka wax ka qaba hadaba halkan ka daawo.

Comments are closed