Ururka Tawfiiq Oo Raashin U Qaybiyay Dad Danyara Iyo Kuwa La Illdaran Xanuuno, Dadweynahana Ka Codsaday In Loo Gargaaro Oday Sadex Caruur Ahi Ka Bukaan(Cadceed Tv).
Aug 1,2012 Borama(Cadceed) – Masuuliyiinta ururka Tawfiiq waxaa ay maanta raashin u qaybiyeen dadka ku tabaalaysan gudaha magaalada Boorama iyaga oo sidoo kalena soo bandhigay oday ay 3 caruuri uga bukaan dhinaca dhiiga oo aan hadii dhaawac ku dhaco aan lahayn wax xinjira laba ciyaala oo horena uga dhinteen xanuunkaasi, halkan ka daawo.