Tacsi: Ku Socota Badhasaabkii Hore Ee G. Awdal Maxamed Daahir Cabdale Oo Xaaskiisii Geeriyootay.
Tacsi: Ku Socota Badhasaabkii Hore Ee G. Awdal Maxamed Daahir Cabdale Oo Xaaskiisii Geeriyootay.
Dhamaan dadka hoos ku qorani waxaa ay tacsi u dirayaan Badhasaabkii hore ee Gobalka Awdal Mudane Maxamed Daahir Cabdale oo ay ka tacsiyaynayaan Alaha U naxariistee Geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Xaaskiisii Marxuumad Deeqa Cali Faahiye.
Wariye Abokor Xasan Caafi
Wariye Maxamed C/laahid Xuseen Dabshid
Wariye Cabdala Cali Yuuse
Wariye Yuusuf Cabdi Indhaqurux
Wariye C/fitaax Axmed Maxamuud
Wariye Jaabir Cali Cumar
Wariye Maxamed Nuur Muuse Bilibili
Wariye Haashim Sh. Cumar Good
Waxaanay dhamaan tood ilaahay uga baryayaan in ilaahay ka waraabiyo janadii fardawsa dambidhaaf iyo maqfirona siiyo.
Aamiin aaamiin aaaamiin