|

Nabada Saleebaan Xagla toosiye Uu La Qaatay Walaalihiisa Somaliland Waa Wax Lagu Farxo. By Axmed Garaad

Waxaan salaamayaa akhristayaasha qiimaha badan ee aduunyada dacaladeeda kuwada nool soomaalidu waxay ku maahmaahdaa nabadbaa caana macaan waarun
nabad la aani waa nolol la aan waxaan aad uhambalyaynayaa madaxwaynaha soomaalilnd AXMAD MAXAMAD MAXAMUUD sida xishmada leh ee uu umaamulay una soo afjaray colaadii walaalaheena reer buuhoodle sida aanu ugu degdegin degaal ee uu nabad iyo xaqdhawr si xilkasnimo badaniku dheehantahay uu u farsameeyay colaadii buuoodle maantana waxaan arkaynaa midhaheedii waawax illaahay loogu mahadiyo waxaanan illaahay ka baryaynaa walaala heena dhulbahante inta hadhayna inay wanaagaaan lajecelnahay nabada aan ladoonayno ay inala gartaan oo ay iyana maalindhow aan kusoo dhawayno caasimada soomaaliland ee HARGAYSA insha allaahu.

waxaa iyana amaan mudan intii ka olalaysay labada dhinacba,gaar ahaan wasiirka madaxtooyada soomaaliland XIRSI oo aad isgu aad ugu safray wadaxaa joodkan guusha ku dhamaaday.waxaa iyana mahadnaq leh watiga isugu jirey xukuumad iyo macaaradba ee soogalbiyay XAGLATOOSIYE IYO MADAXDII KALE ee lasocotay

waxaanan ilaahay kabaryaynaa fadliga bishan rabadaan inuu somaaliland iyo walaalheena muslimiintaba siiyo aamiin

Axmed Garaad
Ottawa, Canada
agaraad14@hotmail.com

Comments are closed