Mulkiilayaashii Beeraha Iyo Xoolaha Uu Daadku La Tagay Ee Khasaaruhu Soo Gaadhay Oo Ka Hadlaaya Sida Ay Wax U Dhaceen Iyo Inta Uu Leegyahay Khasaaruhu(Cadceed Tv).
Aug 12,2012 Borama(Cadceed) – Daawadayaal halkan hoose ka daawada dareenka dadkii ay xoolohoodii iyo beerahoodii uu daadku la tagay iyo sida ay u arkaan, iy taageero la’aanta dawlada ilaa hada aanay waxba ka haysanin.