Gudida Abaaraha Gobalada Awdal Iyo Salal Oo Lasoo Gaadhsiiyay Deeqo Lacaga Oo Loogu Tabarucay Dadka Barakacayaasha. Ah Ee Abaartu Dishootay(Cadceed Tv).
Aug 8,2012 Borama(Cadceed) – Gudida qaadhaan ururinta abaaraha gobalada Awdal iyo Salal oo maanta la soo gaadhsiiyay deeqo lacaga oo ay wakiilo ka ahaayeen Sh. C/laahi Sh. Cali Jawhar, Siciid Nuur iyo gudoomiyaha gudida abaaraha Sh. Maxamed Daahir Dhawal, hadaba halkani ka daawo deeqdan oo faahfaahsan.