Gudida Abaaraha Gobalada Awdal Iyo Salal Oo Deeqo Ka Yimi Dalka Dibadiisa La Soo Gaadhsiiyay Uguna Baaqay Dadka In La Is Caawiyo(Cadceed Tv).
Aug 12,2012 Borama(Cadceed) – Gudida Qaadhaan ururinta abaaraha gobalada awdal iyo salal oo la soo gaadhsiyay deeqo lacaga oo ay ka wakiilo ahaayeen Sh. C/laahi Sh. Cali Jawhar,Sh. Xasan Daheeye iyo C/laahi Aw Muuse Habane, hadaba halkan hoose ka daawo si aad u aragto wareejinta deeqdani.