|

Daawo : Ilaa 40 Maxbuus Oo Ka Tirsanaa Maleeshiyada SSC Ee Ku Xidhnaa Xabsiga Mandheera Oo Maanta La Sii Daayay Laguna Soo Dhaweeyay Laascaandoo

Aug 12, 2012 Hargeysa(cadceed) – Waxaa Maanata Magaaladaa Laascaanood soo gaadhay maxabiistii Laga soodayay Xabdiyada Mandheera ee lagu qabqabtay Dagaaladii kadhacay Deeganada Laascaanood iyo Buuhoodle, Maxaabiistan ayaa wax horkacayay Taliyaha Asluubta Somaliland Xiirane.

Waxaana Dad wayne aad utiro badan oo kamid ah dadka kudhaqan magaalada alaascaanood ay kaga hortageen meel ka bxansan si ay uga qayb qaataan soodhawaynta maxaabiistan.

Maxaa Biistan maanta soogaadhay magalada laascaanood ayaa waxa kadambaysay siidayntooda kadib markii hogaamiyhii hore ee ssc xaglotoos uu gaadhay magaalada hargaysa

Comments are closed