Ururka Samafalka Tawfiiq Oo Deeq Agab Caafimaada Gudoonsiiyay Isbtaalka Weyn Ee Magaalada Borama(Cadceed Tv).
July 4,2012 Borama(Cadceed) – Ururka Tawfiiq oo ah ururka kaliyahaata ee caawiya dadka tabaalaysan,bukaanada,dadka dhimirka wax ka qaba iyo danyarta ayaa maanta deeq agabcaafimaad oo waxtarwayn u noqondoonta isbitaalka Boorama gudoonsiiyay masuuliyiinta isbitaalkaasi,hadaba deeqdan iyo xagay ka timid halkan ka daawo.