Ururka ARDAA Ee Dadaalka Ugu Jira Dhismaha Dekeda Lughaya Oo Kullan Balaadhan Ku Qabtay Borama+ Sawiro.
July 12,2012 Borama(Cadceed) – Kadib kulan balaadhan oo ay Ururka ARDAA ay ku qabteen Huteel Rays ee magaalada Boorama ayaa waxaa ay ku soo bandhigeen sawiro iyo muuqaalo ka turjumaaya sidii ay ugu samayn lahaayeen magaalada Lughaya ee ay degan yihiin intabadan dadkii abaaruhu ku habsadeen ayaa waxaa ay muuqaaladani ku sheegeen in ay diyaarinayaan dhismaha deked hada loo isticmaalo kaluumaysiga, si ay dadkaasi uga baxaan abaaraha ba’an ee sadex iyo afrba jirsaday.
Hadaba kulankan oo aanu idiin soo wadno isaga oo fiidiyooya halkan ka daawo sawiradii qurxoonaa ee munaasibadaasi iyo dadka kalduwan ee ka qayb qaadanaayay.





















