Suldaan Ibraahin Jaamac Samatar Iyo Sh. C/laahi Sh. Cali Jawhar Oo Deeqo Lacaga Oo Ay Wakiil Ka Ahaayeen Gudoonsiiyay Gudida Abaaraha(Cadceed Tv).
July 25,2012 Borama(Cadceed) – Gudida abaaraha gobalada Awdal iyo Salal ayaa la soo gaadhsiiyay deeqo lacaga oo ka timid dalalka Maraykanka iyo Norwey,deeqahan oo ay wakiilo ka ahaayeen Suldan Ibraahin Jaamac Samatar iyo Sh. C/laahi Sh. Cali Jawhar oo gudoonsiyay gudida abaaraha halkan ka daawo.