|

Munaasibadii Lagu Soo Gabagabeeyay Tartankii Ciyaaraha Ee Loogu Magacdaray Marxuum Gen. Yuusuf Talan Cali(Cadceed Tv).

July 14,2012 Borama(Cadceed) – Ciyaartii ugudanbeysay ee tartan ciyaareedkii loogu magacdaray Marxuum Gen. Yuusuf Talan Cali ee ka socday garoonka magaalada Boorama ee Biroole ee ay soo agaasimeen masuuliyiinta C/qaadir Nuur (Girmo) iyo Xasan Ibraahin Faarax halkan ka daawo sidii ay u dhacday.

Comments are closed