|

Hay’ada ASARDA Oo Ka Warbixisay Halka Uu Maraayo Dhisme Jid 6km Ah Oo Ay Maalgalisay Xukuumadu (Cadceed Tv).


July 29, 2012 Borama(Cadceed) – Hay’ada Asarda ee horumarinta jidadka gobalada Awdal iyo Salal waxaa ay maanta ka warbixiyeen masuuliyiinta Hay’adaasi halka uu maraayo dhismaha jidkii 6km ahaa ee uu madaxweyne Silaanyo kaga qayb qaatay jidka dila Boorama, hadaba halkan ka daawo sida warbixntani.

Comments are closed