|

Gudoomiyaha Gobalka Awdal Axmed Xadi Sidci Oo Xaalad Caafimaad Ugu Maqnaa Dalka Dibadiiisa Oo Lagu Soo Dhaweeyay Borama(Cadceed Tv).

July 28,2012 Borama(Cadceed) – Kadib in mudo ah oo uu gudoomiyaha gobalka Awda Axmed Xadi Sidci uu ugu maqnaa xaalad Caafimaad dalka dibadiisa gaar ahaan dalka Uk ayuu maanta dib ugu soo laabtay magaalada Boorama ee xarunta gobalka Awdal iyada oo lagu soo dhaweeyay, halkan ka daawo.

Comments are closed