Dhageyso Prof. Idiris Cisman Madar Oo Si Cilmiyaysan Uga Hadlaya Tallaabooyin Muhuum Ah Oo Lagu Badbaadin Karo Jaamacada Camuud
“Gudida Boodhka Ah Ee Ay Leedahay Jaamacada Camuudi Waxay Ahaayeen Kuwa Xal Ah Ee May Ahayn Kuwa Xul Ah” Prof. Idiris Madar

July 31, 2012 (Cadceed) – Dhageyso Prof. Idiris Madar Oo Ah Aqoonyahan Reer Awdal Ah Ayaa Si Cilmiyaysan Uga Hadlaya Jaamacada Camuud Marxaladihii Kala Duwanaa Ee Ay Soo Martay Iyo Halkay Maanta Taagan Tahay. Prof. Idiris Wuxuu Soo Jeediyay Talooyin Iyo Tusaaleyn Wax Lagaga Bedeli Karo Laguna Badbaadin Karo Jaamacada Camuud. Barnaamijkan Oo Ka Baxay Idaacada World FM Ee Magaalda Edmonton Hoos Ka Dhegayso.