|

Deeq Dhan 2300$ Oo Qaar Ka Mida Haweenka Degan Dallas Ee Maraykanka Oo Ugu Deeqay Hay’ada ASARDA(Cadceed Tv).

July 30,2012 Borama(Cadceed) – Xafiiska hay’ada ASARDA ee magaalada Boorama waxaa uu maanta soo gaadhsiiyay Dr. Cabdi Da’uud deeqlacaga oo ay u soo wakiisheen qaar ka mida haweenka degan magaalada Dallas ee cariga maraykanka deeqdaasi oo uu maanta gudoonsiiyay masuuliyiinta hay’ada ASARDA, hadaba halkan ka daawo sida ay u dhacday.

Comments are closed