|

Ardaydii Ugu Horaysay Ee Waxkabarata Dugsiga Sh. Mahdi Oo Soo Bandhigay Soft-weero Ay Sameeyeen(Cadceed Tv).

July 12,2012 Borama(Cadceed) – Ardayda wax ka barata dugsiga Sheekh Mahdi ayaa markii ugu horaysay soo bandhigay softiweero ay iyagu gacantooda ku hirgaliyen,munaasibadii ay ku soo bandhigaayeen ardaydani softiweeradani ayaa waxaa ka soo qaybgalay gudoomiye xigeenka 1aade ee urursiyaasadeedka WADANI waxaana uu ku amaanay waxbarashadani la baray ee ay soo bandhigeen ardaydii halkaasi ku soo bandhigtay softiweeradani, hadaba halkan ka daawo.

Comments are closed