Home » July 31st, 2012
Entries posted on “July, 2012”

“Gudida Boodhka Ah Ee Ay Leedahay Jaamacada Camuudi Waxay Ahaayeen Kuwa Xal Ah Ee May Ahayn Kuwa Xul Ah” Prof. Idiris Madar July 31, 2012 (Cadceed) – Dhageyso Prof. Idiris Madar Oo Ah Aqoonyahan Reer Awdal Ah Ayaa Si Cilmiyaysan Uga Hadlaya Jaamacada Camuud Marxaladihii Kala Duwanaa Ee Ay Soo Martay Iyo Halkay Maanta Taagan […]
Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

July 31,2012 Hargeysa(Cadceed) – Wasiirka warfafinta Somaliland Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale(Boobe) ayaa manta dhagax dhigay mashaariic doora oo iskugu jira dhismayaal,dib u habayn iyo waliba qalabayn oo ay bixisay hay’ada USAID lagana hir galinayo xarunta wasaarada warfaafinta iyo wacyi gelina Somaliland. Wasiirka oo ka hadlay munaasibada hir gelinta mashaariicdan ayaa waxa uu sheegay in mashaariic balaadhan […]
Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Date: 17July, 2012 Being graduates from University of Hargeisa over the period of its existence, we get happy at any good news from our university, and on the other hand, any bad news from it breaks our hearts. Now we are hopeful that the sound administration and the credibility of the university would be restored, […]
Posted in Articles | Read More »

July 31, 2012 Muqdisho(Cadceed)-Beelaha Somaliland oo madaxbanaanidii qarankooda kala soo noqday dalka Somaliya sannadkii 1991, ayaa kooxo magacooda ku qadhaabta oo uu sharciga Somaliland jideeyay in lagu qaado dambi ah khiyaamo qaran, waxa ay mar kale umadda u soo hooyeen ceeb la xidhiidha saami qaybsiga Baarlamaanka Muqdisho. Maalmihii u dambeeyay waxa magaalada Muqdisho ee caasimadda […]
Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

July 31, 2012 Laascaanood (cadceed) – Wefti ka socda Beelaha Buuhoodle oo uu hogaaminayo Hogaamiyihii SSC Saleebaan Ciise Xaglo-toosiye ee dhawaan Nabada kaga dhawaaqay Magaaladda Buuhoodle iyo Madaxdhaqameedyada Beelaha deegaankaasi oo Shir uga socdo deegaankaasi ayaa la sheegay inay iskula qaateen in socdaal ay ku yimaadaan Caasimada Somaliland ee Hargeysa, kuwaas oo la sheegay in […]
Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

july 31,2012 Hargeysa(Cadceed) – Wasiirkii hore Diinta iyo awqaafta Somaliland ee Xukuumaddii Marxuum Cigaal Sheekh Axmed Muxumed Axmed (Aayatule) ayaa sheegay in Ururka xagjirka ah ee Al-Islaax ee Isniintii Todobadkii hore lagaga dhawaaqay Hotel Ambassador ee Magaaladda Hargeysa uu yahay Ururadda Diinta ku soo gabada ee Xaaladaha qalalaase ka rida Dalalka Geeska Afrika iyo guud […]
Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Marka hore waxaan leeyahay ramadaan kariim dhamaan daka soomaliiyeed meel walba oo ay joogto iyo mareegta caanka ah ee Cadceednews. intaas hadaan udhaafo mawduucaygan aan rabay inaan xoogaa kayara taabto ayaa waxa uu yahay beesha sacad muuse oo maalmahan ku mashquulsanayd xeebaha galbeeda gaarhaan kuwa awdal taasoo kentay in ay wasiiradoodii kaga jiray dawlada ay […]
Posted in Articles | Read More »

Although I am not from Awdal, I am a big fan of Amoud University. My name is Ali M. Siidi and I am from Barava (Baraawe). In the winter of 1999, Awdal community in Toronto organized the first fundraising for Amoud University. When one of my fellow Lafoole teachers contacted me about the Amoud Fundraising […]
Posted in Articles | Read More »

July 30, 2012 Hargeysa(Cadceed) Madaxweyne ku xigeenka somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylic iyo Wafti balaadhan oo ka mid Golaha wasiirada Xukuumada ayaa, maanta ka qayib qalin jabinta 362 Askari oo ka qalin jabiyey Dugsiga Tabo barada Ciidanka Boliska Madheera. Munaasibada balaadhan oo loo sameeyey qalin jabintaasi oo lagu qabtay Madheera ayaa, waxaa ka Qayb galay […]
Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

“Shuruucda inoo dhaqangalka ah iyo dastuurku, midna ma tilmaamayo in qofna lagu xadidi karo meel, marka qofkay ku xidhan tahay hadduu ninka Hargeysa ku dhashay Ceerigaabo iska sharaxaayo amma ka Burco ku dhashay Hargeysa iska sharaxaayo, Gudoomiyaha Golaha wakiilada” July 30, 2012 Hargeysa(Cadceed) – Gudoomiyaha Golaha wakiilada oo Daboolka ka qaaday in hargeysa Cidkastaa iska […]
Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »