|

Xoghayaha D/Hoose Ee Borama Oo Ka Hadlay Arimaha Cashuuraha Iyo Maayarka Garbadadar Cabdi Hindi Oo Sheegay Saamaynta Abaartu Ku Yeelatay Cashuurta (Cadceed Tv).

June 5,2012 Borama(Cadceed) – Kadib shirjaraa’id oo uu xoghayaha fulinta Dawlada Hoose ee Boorama uu ku qabtay xafiiskiisa ayaa waxaa uu fariin adagu diray dadka ku dhaqan Boorama waxaanu u sheegayinay cashuurta sida ugu dhakhsaha Badan u bixiyaan, sidoo kalena la xisaabtamaan dawlada hoose. Dhinaca kale Maayarka Garbadadar oo sheegay abaarihii isdabajooga ahaa inay sababeen cashuur la’aan ka timaada deegaankaasi.halkan ka daawo.

Comments are closed