Xaalada Abaareed Ee Deegaanada Lughaya,Garbadadar Oo Laga Sii Dayrinaayo Iyo Dadka Deegaankaasi Oo Salaad Roobdoona Ka Tukaday(Cadceed Tv).
June 3,2012 Borama(cadceed) – Sida ay ka soo waramayaan qaar ka mida saxaafada oo ku sugnaa maalmihii ugu danbeeyay deegaanada Lughaya gargaara iyo garbadadar ayaa waxaa ay soo sheegayaan in laga dayrinaayo xaalada abaareed ee ka jirta deegaankaasi iyada oo ilaa hada la laayahay roobkii oo aan wali ka tiixin hadaba halkan ka daawo.