Waxaan halkan uga hambalyaynayaa C/casiis Diiriye Daahir iyo Fiihiima
Waxaan halkan uga hambalyaynayaa C/casiis Diiriye Daahir iyo Fiihiima
C/salaan Axmed oo iska doortay umada islaamka ah inay nolol wanaagsan,
qurxan oo sharaf iyo gacaltooyo badani ku dheehantahay ku wada
noolaadaan waxaanan ugu ducaynayaa inuu ilaahay cimrigiina idiin
barakeeyo awlaad diinta dalka iyo dhamaanteen ina anfacda ilaahay ha
idin siiyo aamiin Baarakalaahu laka wabaaraka caylka wa jamaca
baynakuma filkhayr.
C/raxiim Diiriye Daahir iyo ooridayda Filsan Cumar Xuseen
Zaky C/raxiim Diiriye
Zakar C/raxiim Diiriye
C/raxiim Diiriye Daahir
samatalis812@hotmail.com