|

Tababar Lagaga Hadlaayay Sidii Loo Joojinlahaa Tacadiyaadka Loogaysto Caruurta Iyo Haweenka Oo Soo Diyaariyeen Ururada SAYS Iyo CBRS(Cadceed Tv).

June 19,2012 Borama(Cadceed) – Tababar lagaga hadlaayay sidii loo joojinlahaa tacadiyaadka loo geysto haweenka iyo caruurta ayaa waxaa ay ka dhacday hoolka shirarka ee ururka dhalinyarad ee SAYS, tababarkani oo ay ka soo qaybgaleen 35 xubnood oo ka kalasocday bulshada noocyadeeda kaladuwan,halkan ka daawo.

Comments are closed