|

Daawo Video: Sheekh Shariif Oo La Kulmay Odayaasha-dhaqanka Kana Dalbaday Inay Soo Xulaan Ergadii Ansixin Lahayd Dastuurka


June 6, 2012 Muqdisho(Cadceed) – Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa la kulmay odayaasha dhaqanka ee laga doonayo inay soo xulaan ergada ansixinta dastuurka cusub ee Soomaaliya.

Comments are closed