Sanadguuradii Koowaad Ee Ka Soo Wareegtay Furitaankii Isbitaalka Caalamiga Ah Ee Al-Xayaad Oo Loo Sameeyay Xaflad Balaadhan(Cadceed Tv).
,,
June 15,2012 Borama(Cadceed) – Munaasibad balaadhan oo lagu xusaayay sanadguuradii koowaad ee ka soo wareegtay furitaankii isbitaalka caalamiga ah ee Al-xayaad ayaa ka dhacday xaruntiisa Boorama,munaaisbadani oo ay ka soo qaybgaleen dadweyne aad u tirabadan ayaa halkaasi lagu gudoonsiiyay shakhsiyaadkii mutaystay shahaado sharaf, halkan ka daawo.




