Qabanqaabada Soo Dhaweynta Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Ee Sweden
Dhamaan aad baad u wada salaamantihiin hawlwadeenada shabakada Caaalamiga ah ee Cadceed.com. Maanta ayaa si aada looga dareemayay dhamaan dalkan swedan qabanqaabada iyo diyaar garawga loogu jiro sidii loo soo dhawayn lahaa wafdi uu horkacayo madaxwayne
kuxigeenka somaliland mudane c\raxmaan c\laahi ismaaciil{saylici} iyada oo aad arkayso sida kala hadhka lahayn ee guud ahaan gobolada dadku uga soo burqanayaan iyaga oo sedexdii cesho ee ugu danbeeyay ay kusoo qul qulayeeen magaalo madaxda dalka ee swedan si ay uga qaybgalaan soo dhawaynta madaxwayne kuxigeenka iyada oo uu markii ugu horaysay ee uu safar kuyimaado ay tahay ayaa galabta markii si rasmiya loo ogaaday wakhtiga uu imanayo ay aad usoo xoogaysteen intii wakhiga kusima lahayd taas oo caasimada kadareemayso martida tirada badan ee wax walba oo danahooga ahaa uga imiday magaa looyin koodii iyaga oo qaarkood wadanada kale ay ka yimaadeen mr saylici oo iman doona maalinta axada sacadu tahay 10.00ka subaxnimo isaga oo isniintana lakulmi doona dawlada sweden ee uu macsuumka u yahay wixii wara ee intaa kusoo kordhana waan idinla socodsiindoonaa ilaa ina uu madaarka ka soo dagayo wa bilaahi tawfiiq
sayid cali maxamed x c\laahi
guaadd2@hotmail.com