Ogaysiis Dhamaan Dadwaynaha Reer Somaliland Ee ku Dhaqan Copenhegan Iyo Nawaaxigeeda Waxa Loo Sheegaya…

Ogaysiis Dhamaanba Dadwaynaha Sharafta Leh Ee Reer Somaliland Ee Degan Denmark Iyo Nawaaxigeeda Waxa La Ogaysiinaya Inu Bari Oo Ay Bishu Tahay Jimce 08/06/12 Uu Inala Shir Doon Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Ahna Gudoomiyaha Xusbiga Wadani Md,C/Rahmaan Maxamed Cabdilaahi (C/Rahman Cirro)
Goobta Uu Shirku Ka Dhicidoonaa Waa Nųrre Alle 7 Saacaduna Markay Tahaya 18:00 pm Salaada casar Dabadeed Fadalan Wakhtiga Hala Ilaaliyo Wixii Faah Faahina Kala Xidhiidha
Wixii Faah Faahina Kala Xidhiidha,Hoosta Waxa Kuugu Yaala Hoolka Shirku ka Dhici Doona,
TALEEFANKAN
SIDIIQ SH FARAH GABAAR
0045 71 42 59 03
Waad Mahadsantihiin Dhamaanbat
Sidiiq Sh Farah Gabaar
Gaashaan_1986@hotmail.com