Maayarka Degmada Baki Oo Walaac Ka Muujiyay Biyo La’aanta Baki Islamarkaana Baaq Qaylo-dhaana U Diray Cidkasta Oo Wax U Qabankarta(Cadceed Tv).
June 4,2012 Borama(Cadceed) – Kadib biyo la’aan xoogan oo soo waajahday deegaanka degmada Baki ayaa waxaa ka qaylyay arintaasi dadka deegaankaasi iyo duqa magaaladaasi Baki hadaba qaylo-dhaan xoogan oo ka soo yeedhay maamulka iyo dadka rayidka ah halkan ka daawo.