Maayarka Borama Oo Shahaado Sharaf Gudoonsiiyay Carlin Oo Ah Haweenaydii Fulisay Mashaariicdii Isku Dhafka(Cadceed Tv).
June 4,2012 Borama(Cadceed) – Duqa magaalada Boorama ahna gudoomiyaha golaha deegaanka Boorama mudane C/raxmaan Shide Bile ayaa maanta shahaado sharaf ku gudoonsiiyay haweenay cadaana oo madax ka ahayd mashaariicdii JBLG ee lagu horumarinaayay Degmooyinka oo magaceeda la yidhaahdo Kaarlin, hadaba halkan ka daawo.