|

Masuuliyiinta Xisbiga Mucaaridka UCID Oo Soo Dhaweeyay Wiilkii Ugu Horeeyay Ee Dhalinyara Ee Isku Soo Sharaxa Golaha Deegaanka Borama(Cadceed Tv).

June 1,2012 Borama(Cadceed) – Xaflad Balaadhan oo maanta laguqabtay Hutel Maanta ee Boorama ayaa waxaa lagu soo bandhigay wiilkii dhalinyar ahaa ee ugu horeeyay ee isku soo sharaxa golaha deegaanka Boorama gaar ahaan doorashooyinka dawladaha hoose ee soo socda, halkan ka daawo munaasibadani oo ahayd mid aad u balaadhnayd.

Comments are closed