|

Machadka Cilmi-baadhista Iyo Warbaahinta Ee Al-shahid Iyo J. Camuud Oo Soo Bandhigay Dood Cilmiyeed Looga Hadlaayay Kaalinta Ay Ka Qaadato Siyaasad Xumadu Abaaraha(Cadceed Tv).

June 12,2012 Borama(Cadceed) – Machadka cilmibaadhista iyo warbaahinta ee Al-shaahid ee fadhigeedu yahay dalka UK iyo Kuliyada Maamulkaiyo maaraynta,Dhaqaalaha iyo ganacsiga ee Jaamacada Camuud oo soo diyaariyay dood cilmiyeed lagaga hadlaayay kaalinta ay ka qaadato siyaasad xumadu arimaha abaaraha ee dadka iyo dalkaba baabiiyay halkan ka daawol doodani oo aad u balaadhnayd.

Comments are closed