Gudoomiye Xigeenka 1aad Ee Urursiyaasadeedka WADANI Oo Ku Baaqay In Loo Gurmado Dadka Ku Barakacay Gobalada Awdal Iyo Salal(Cadceed Tv).
June 11,2012 Borama(Cadceed) – Waxaa maanta shir-jaraa’id ku qabtay magaalada Boorama ee xarunta gobalka Awdal Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee urursiyaasadeedka WADANI mudane Axmed Muumin Seed Waxaana uu shirkiisani jaraa’id kaga hadlay baaq uu u baaqay cidwaliba oo wax soo tarikara dadka ku Barakacay abaaraha halkan ka daawo.