|

Gudoomiyaha Ururka NOW Ee Gobolka Awdal Marwo Caasha C/lahi Kaluunle Oo Sheegtay Inaanay Xilka Ka Qaadirkarin Dhigeeda Caasimada Hargeysa, Balse Sifo Sharciya Looga Qaadi Karo Xilka(Cadceed Tv).

June 7,2012 Borama(Cadceed) – Gudoomiye Caasha C/laahi Kaluunle oo ah gudoomiyaha ururka haweenka qaranka ee NOW ee gobalada Awdal iyo Salal ayaa maanta ganafka ku dhufatay hadal saxaafada ay kasheektay gudoomiyaha ururka NOW ee gobalada Somaliland in ay xilkii ka qaaday, warkan oo xiisabadan halkan ka daawo.

Comments are closed