Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Ahna Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Wadani Oo Ku Sugan Denmark Ayaa Ka Hadlay Eedeymo Golaha Loo Soo Jeediyay Iyo Aragtadiisa Ku Saabsan Shir Beeleedyada .

June 15, 2012 Hargeysa(Cadceed) – Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland ahna Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Wadani ayaa ka Hadlay Eedeymo Golaha uu Maamulo loo soo Jeedinayey iyo Aragtadiisa ku Saabsan Shirarka Beeluhu Mudooyinkii Ugu Danbeeyey Qabsanayeen.