Daawo Video: Abwaan Maxamed Ibraahin Warsame “Hadraawi” Oo Sharaxaya Duruufihii Ku Kalifay Abuurida “Maansada La Magacbaxday “Anuun Baa Hooyadaa Ah”
June 8, 2012 Hargeysa(Cadceed) – Abwaanka Maanso wal oo uu tiriyey, waxay leedahay waayaheeda iyo wixii sababay tirinteeda. Haddaba, waxa aynu nasiib u yeelanay in abwaanku barnaamijkan maqalka iyo muuqaalka ah, kaga sheekeeyo ujeeddadii ka dambaysay tirinteeda: Maansadiisa “Anuun baa hooyadaa ah”.: