Daawo: Gudoomiyaha Xisbiga UCID Oo Ka Mid Ah Gudiga Madaxweynaha Somaliland U Magacaabay ka Qayb Galka Wada Hadalka Somaliland iyo Somaliya Oo Ka Hadlay Wadahadalada Lala Yeelanayo TFG-da

June 15, 2012(Cadceed) – Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka UCID oo ka Mid ah Gudiga Madaxweynaha Somaliland u Magacaabay ka Qayb Galka Wada Hadalka Somaliland iyo Somaliya oo la Filayo Inay 21 Bisha June Ka Dhici Doonaan Magaalada London ayaa ka Hadlay Qaabkey Somaliland ula Tagi Doonto Wada Hadalkaasi