Bahda Cadceednews Oo Hambalyo Dhalasho U Diraya Wariyaha Caanka Ah Ee Borama U Fadhiya Shabakada Cadceed Maxamed C/lahi Dabshid Oo Shalay Wiil Ugu Dhashay Magaalada Borama

Hadaan Nahay Bahda Cadceednews Waxaanu Hambalyo Dhalasho Wacan U Diraynaaa Wariyaha Caanka Ah Ee Borama U Fadhiya Shabakada Cadceed.com Maxamed C/lahi Dabshid Oo Shalay Wiil Ugu Dhashay Magaalada Borama. Waxaan Leenahay Noqo Kii Soo Barbaara Ee Waalidkiisa, Dalkiisa Iyo Diintiisaba Anfaca. AAAMMIIN
Cadceed Media