Agaasimaha Wasaarad Macdanta & Biyaha Somaliland Oo Dhagax-dhigay Ceelbiyood Cusub Oo Laga Hirgalinaayo Deegaanka Shaylaha Ee Borama(Cadceed Tv).
June 2,2012 Borama(Cadceed) – Deegaanka shayalaha oo kaga beegan magaalada Boorama koofun/bari islamarkaasina u jira Boorama masaafo ku dhaw 6km ayaa maanta laga hirgaliyay ceelbiyood ay dadka deegaankaasi iyo xaafadaha koofureed ee Booramama ay u baahnaayeen in mudo ah, hadaba halkan ka daawo sida dhagax-dhigani u dhacay.