Home » June 30th, 2012
Entries posted on “June, 2012”

June 30,2012 Hargeysa(Cadceed) — Guddoomiyaha guddida Imtixaanaadka Qaranka Somaliland Md Daa’uud Axmed Faarax ayaa sheegay in si rasmi ah u saakka guud ahaanba dalka uu ka bilaabmay imtixaanka shahaadiga ahaa ee fasaladda afraad ee dugsiyada sare iyo fasaladda 8aad ee dugsiyadda dhexe. Md Daa’uud Axmed faarax oo warbaahinta la hadlay maanta ayaa sheegay in dhamaan […]
Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

June 30,2012 Borama(Cadceed) – Barxada hore ee dugsiga caalamiga ah ee Aayatiin waxaa maanta ka dhacday munaasibadan balaadhan oo lagu soo khatimaayay sanad dugsiyeedkii 2011-012 iyada oo sidoo kalena ardayda dugsigaasi lagu gudoonsiiyay shahaadooyin iyo waliba jawaa’is hadab halkan ka daawo. munaasibadaasi.
Posted in Cadceed TV,Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

June 30,2012 Borama(Cadceed) – Tababar loogu talagalay sidii kor loogu qaadi lahaa xirfada dadka uu ku jiro damaca siyaasadeed ayaa lagu qabtay Hutel Rays ee magaalada Boorama,hadaba tababarkani oo ahaa mid muhiimad weyn leh halkan ka daawo.
Posted in Cadceed TV,Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

June 30, 2012 Hargeysa (Cadceed) – Cali Maxamed Waran-cadde ayaa si cad uga soo horjeestay wada-hadalada Somaliland iyo Somaliya ee ay Magaalada Dubai kaga qayb-galeen Madaxwayne Siilaanyo iyo Daahir Rayaale Kaahin. Cali Maxamed Waran-Cadde, waxa uu sheegay inuu shirarka Somaliland iyo Somaliya u bilowday ay yihiin kuwo lagu khiyaamaynayo Somaliland, isaga oo tilmaamay in xukuumadda […]
Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

June 30, 2012 Dubai(Cadceed)- Madaxweynaha Somaliland Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) Waxa uu maanta ku qaabiley Qasriga uu degan yahay ee MINA-SALAAMA HOTEL ee magaaladda Dubia, Hogaamiyaha Kooxdii SSC, Saleebaan Ciise Axmed Kaar (Xaglatoosiye), oo ay isla qaateen inay ka wada shaqeeyaan nabadgelyadda gobolada Sool iyo Buuhoodle. Sidaasi waxa lagu sheegay war-saxaafadeed uu caawa magaalada […]
Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

June 30,2012 Borama(Cadceed) – Kadib in muda ah oo ay shirkada isgaadhsiinta ee SOMTEL ay ku jirtay xafiisyar ayaa waxaa maanta u suurtagashay in ay ka furato gudaha Boorama xafiis balaadhan oo ay ku fuliso adeegyada kalduwan ee ay dadweynuhu intabadan ka sugayeen hadaba halkan ka daawo xafiiskani Cusub iyo hawlihiisa.
Posted in Cadceed TV,Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

June 30,2012 Borama(Cadceed) – Waxaa si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada ceerigaabo wefti balaadhan oo uu hogaaminaayay wasiirka arimaha gudaha Somaliland mudane Maxamed Nuur Caraale “Duur” iyada oo markii weftigan gaadhay duleedka magaaladaasi Ceerigaabo lagu soo dhaweeyay mashxarad iyo ciyaarha hida iyo dhaqanka halkan ka daawo.
Posted in Cadceed TV,Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

June 2012 Borama(Cadceed) – Magaalada Boorama ee xarunta Gobalka Awdal waxaa ay maanta ka mid ahayd magaalooyinka Somaliland ee sida xoogan looga dareemaayay habsami u socodka imtixaanaadka shahaadiga ah ee laga qaadaayo ardayda fasalada afaraad ee dugsiga sare iyo kuwa sideedaad ee dugsiyada dhexe. Hadaba waxaa maanta uga waramay kormeerka ay ku soo kalabixiyeen goobaha […]
Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

June 30,2012 Hargeysa(Cadceed) – Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, ahna afhayeenka xukuumadda Md. Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale (Boobe), ayaa si buuxda sharraxaad uga bixiyey sababta Somaliland u taageertay in Soomaaliya ka baxdo mudada kalaguurka ah ee ku-meelgaadhnimada, taasoo uu ku sifeeyey in aanay macnaheedu ahayn in Somaliland qayb ka noqotay jilayaasha ku bahoobay waxa loo yaqaano khariidada nabadda. […]
Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

June 30, 2012 London(cadceed) – Halkan ka daawo barnaamijkii dareenka shacabka oo ku ku saabsan wada hadalkii somalia iyo somaliland ee ka dhacay dalkan Ingariiska,, Hamse Ahmed Cadceednews, London hamse100@googlemail.com
Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »