|

Xisbiga Kulmiye Oo Markii U Horaysay Tan Iyo Maalintii Uu Ku Guulaystay Talada Dalka Kulan Balaadhan Ku Qabtay Borama(Cadceed Tv).

May 2012 Borama(Cadceed) – Xisbiga muxaafidka ah ee KULMIYE oo markii ugu horaysay ku qabsaday magaalada Boorama kulan balaadhan oo ay boodka kaga jafayeen islamarkaasina lagu dardargalinaayay ururka, sidoo kalena kulankan oo ay ujeedadiisa ka sheekeeyeen wasiiro uu hogaaminaayay wasiirka Beeraha Somaliland halkan ka daawo.

Comments are closed