waxaan halkan hanbalyo aan la soo koobi karin aan uga diraynaa meherka Dr.Abdikarim Sh.Elmi Talan iyo Marwo Hana osman Qadi oo uu meherkoodu ka dhacay maanta caasimada dalka malaysia kuala-lumpur
waxaan halkan hanbalyo aan la soo koobi karin aan uga diraynaa meherka Dr.Abdikarim Sh.Elmi Talan iyo Marwo Hana osman Qadi oo uu meherkoodu ka dhacay maanta caasimada dalka malaysia kuala-lumpur,waxaan u rajaynaynaa inuu ilaahay ka dhigo reerkii jira ee ubad khayr qaba oo dadkooda iyo dalkooda iyo diintoodaba anfaca kala hela aamiin,
(”Barakallahu lahu wa Baraka calayha, wa jamca baynahuma bi khayr”)
dadka hanbalyada diraaya oo kala ah
1-Shamis Abdillahi iyo Caruurteeda
2- Ahmed Barkhadle iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa
3- Eng.Abdulrazak mohamed subane iyo xaaskiisa
4- Mohamed farah iyo xaaskiisa
5- maxamed ali warsame ( carab)
6- ahmed ali ( cali cafaan )
7- Dr.mohamoud ibrahim ali
8-a/qadir muse murud (koojka)
9- ahmed farax idle (zakii)
10-a/samad mizan
11- hasan qalib cige
12- khadiir ibrahim
13- mohamed ahmed yusuf(sabanti)
14- abdi fatax farah subane
15-nimo aden
16-a/llahi h.daud
17-moahamed muse (Yariisow)
18- ahmed c/qaadir aw diini (sucuudi)
19- abdulrazak Cali Yusuf
email (subane94@hotmail.com)