|

Ururka Samafalka Ee Towfiiq Oo Kormeeray Qaar Ka Mida Bukaanada Ay Gacanta Ku Hayaan Oo Uu Ka Mid Yahay Wiil Da’ayara Oo Imaama Oo Indho-beelay(Cadceed Tv).

May 9,2012 Borama(Cadceed) – Waxaa ay maanta markale Ururka Tawfiiq ay soo kormeereen xaalada ay ku sugan yihiin dadka la ildaran xanuunada caadiga ah iyo ku dhimirka maantana waxaa ka mid ahaa dadka aadka looga naxaayay wiil dhalinyar ah oo masaajid tujinaayay oo labada indhoodba beelay iyo kuwa kale oo liita halkan ka daawo.

Comments are closed