TACSI Shirakda isgaadhsiinta ee Telesom Borama madaxda iyo shaqaaleheeduba waxay tacsi u dirayaa Ehelkii Marxuun C/shakuur Sheekh C/laahi Sh Cali Jawhar
TACSI Shirakda isgaadhsiinta ee Telesom Borama madaxda iyo shaqaaleheeduba waxay tacsi u dirayaa Ehelkii Marxuun C/shakuur Sheekh Cali Jawhar
Shirakda isgaadhsiinta ee Telesom Borama madaxda iyo shaqaaleheeduba oo kala ah
1. A/qaadir Adan Nuur
2. Sh Deeq Abdi Hasan
3. Ahmed Sh Yusuf Dirie
4. C/rahman Mohamoud Jama (Awgaab)
5. Eng Mohamed Omer Ibrahin
6. Eng Mukhtar Muhumed Alla Bari
7. Eng Ahmed Mohoud (saanyo)
8. Abdi Idiris Ahme
9. Sh Carab Cabdi Ibraahin
10. Mohamed Omer Ali (Sandheere)
11. Geedi Osman Nuor
12. Mahdi Adan Riiraash
13. Sahra C/rahman Egeh
14. Mustafe Mohamed Dahir
15. Mukhtar Xuseen Xasan
16. Ahmed Yousuf Nour ( koosaar )
17. Mohamed Ibraahin Gudi
18. Jama Ahmed Wa’ays
19. Elmi Muomin Caateye
20. Cumar Nuor Rayale
Iyo dhamaanba shaqaaleheeda kale oo aynaan halkan kusoo koobi karni oo department kasta leh waxa ay tacsi tiiraanyo le u dirayaan Ehelkii uu ka Baxay Naxariistii JANNO Allah siiyee Marxuum C/SHAKUUR SH CALI JAWHAR oo shalay shil baabuur ku geeriyooday .
Naxariisii Janno Allaha siiyo Amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin Amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin
