Tacsi Ku Socotay Dhamaan Reer Cilmi Fariid Oo Galabta Hooyadood Ku Geeriyootay Magaalada Boorama
Dhamaan dadkan hoos ku qoran waxa ay tacsi u dirayaan dhamaan Reer Cilmi Fariid oo ay hooyadood galabta ku geeriyootay magaalada Boorama Marxuumad Shukri Iimaan Wacays, waxa ayna alle uga baryayaan in uu naxariistii Janno ka waraabiyo eheladii iyo qaraabadii ay ka baxdayna Samir iyo iimaan ka siiyo.
Gudoomiyaha Koowaad ee urur siyaasadeedka WADANI Mudane Axmed Mu’min Seed
Mudane: Maxamed Cilmi Ojor.
Mudane; Cumar Ileeye Jimcaale
Mudane: C/qaadir Daahir Ojor.
Mudane: Adam Danno.
Mudane:Abiibakar Faarax
Mudane: Cabdi Axmed Cali
Mudane:C/xakiim Axmed Cali
Mudane: C/risaaq Maxamuud Axmed Garaad
Mudane:Khadar Maxamuud Axmed Garaad