|

Radio Cadceed: Dhageyso Waraysi Aad U Qiimabadan Oo Aan La Yeelanay Wakiilka Somaliland Ee Canada Ambassador Luula Axmed Cisma(Lula Juliyan) Kana Hadlaysa Tallabiooyinka U Horeeya Ee Ay Qaadi Doonto


May 14, 2012 Ottawa(Cadceed) – Radio Cadceed: Dhageyso Waraysi Aad U Qiimabadan Oo Shabakada wararka ee Cadceed Media La Yeelatay Wakiilka Cusub ee Somaliland u fadhiyi doona Wadanka Canada Ambassador Luula Axmed Cisma(Lula Juliyan) Kana Hadlaysa Tallabiooyinka U Horeeya Ee Ay Qaadi Doonto iyo Hawlaha muhiimka ah ee horyaala Xafiiskeeda.

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Comments are closed