Daawo Video: Guddiga Doorashooyinka Somaliland Oo Doorasho Tijaabo Ah Ku Qabtay Hargeysa
May 16, 2012 Hargeysa(Cadceed) -Gudida Komishanka Doorashooyinka Somaliland Ayaa Maanta Tijaabo Cadeyn Ah Ka Sameeyay Xarunta Komishanka Taas Oo Ku Aadan Qaabka Loo Galayo Doorashooyinka Goloyaasha Deegaanka. Afhayeenka Gudiga Doorashooyinka Qaranka Somaliland Amed Maxamed Xirsi Geele oo warbaahinta la hadlay ayaa ka waramay doorashada tijaabada ah ee ay sameeyeen.