Daawo: Daahfurka Xafladii Edmonton Ee Ururka Wadani Iyo Gudi Hoosaad Goobta Lagu Doortay
May 7, 2012 Edmonton(Cadceed) – Xaflad si heer sare ah loo sooaagaasimay oo run ahaantiina dadka indhohooda aad u soo jiidatay ayaa waxa ay ka dhacday Caasimadda Gobolka Alberta ee Edmonton taariikhdu markay ahayd Daawo:Daahfurka Xafladii Edmonton Ee Ururka WadaniOo Gudi Loogu Doortay
Xaflad si heer sare ah loo sooaagaasimay, run ahaantiina dadka indhohooda aad u soo jiidatay, ayaa caawa ootaariikhdu tahay 05/05/2012, waxa ay ka dhacday Casimadda Gobolka Alberta eeEdmonton Xafladdan oo ku saabsanayd daah-furka xafiiska Ururka Waddani eegobalada galbeedka Canada Lantiisa Edmonton.
Waxaaa ka soo qayb galay dhamaan jaaliyadda Somaliland ee ku dhaqaan magaaloyinka Edmonton iyo Calgary.
Ugu horayn Ayado Qur’aan ayaa waxaa akhriyayJamac Haybe Laambad intaa kadib Waxa ka hadlay wakiilada Xisbiyada Kulmiye , Udub iyo Ucid oo soo dhaweyayurruka cusub ee Wadani iyo Xildhibaan Xusein Maxamed Cige.
Waxaa in taa kadib lagu soo dhaweeyay microphoneka Xildhiibaan Hussein Mohamed Cige oo ka mida golaha wakiilada ee Somaliland, wuxuuna halkaas ka jeediyay qudbaad balaadhan oo aad u qiimo badan dadkiina aad soo jiidatay ka jeediyay taas oo uu kaga waramaayo xalada kajirta wadanka Somaliland iyo barnaamijka Urrurka Wadani
Waxaa loo doortay gudida hoos ku qoran Urrurkawadan laantiisa magalada Edmonton:
1. Jamac Haybe Lambad Gudoomiye
2. Abdikarim Bakal Gudoomiye –ku xigeen
3. Abdi YussufMohamed XoggeeyahaGuud
Mohamed Bakal
m_bakal@hotmail.com




























































