Ardayda Jaamacada Eelo Ee Kuliyada IT-da Oo Soo Bandhigay Buug Cusub (Cadceed Tv).
May 21,2012 Borama(Cadceed) – Ardayda kuliyada IT ee jaamacada Camuud oo soo bandhigay buug cusub oo ay iyagu soo saareen,iyada oo buugan ka turjumaayo sida wanaagsan ee ay wax u barteen islamarkaasina loo dareemi karo faa’iidada ay ka gaadheen jaamacada Eelo, hadaba halkan ka daawo soo bandhigidii buugani.