Anigoo Ku Hadlaya Magaca Reer Ahmed Mizan, Waxaan Tacsi U Dirayaa Reer Cilmi Farid Geerida Ku Timi Hooyadood Shukri Iimaan Wacays
Anigoo ku hadlaya magaca reer Ahmed Mizan, waxaan halkan tacsi u dirayaa reer Elmi farid meelkasta oo ay joogaanba. Kana tacsiyaynaynaa geerida ku timi hooyadood Shukri Iimaan Wacays. Ilaahay naxariistii jano haka waraabiyo marxuumada samir iyo iimaana
dhamaanteen allaha inaga siiyo.
Aamiin
Roda Miza